Radio Garowe tracks on Soundclound

#garoweonline

Goobjooge ku sugan tuka raq oo shaaciyey khasaaraha saaka ee tuka raq(Dhegayso)
Radio Garowe

goob jooge ku sugan deegaanka tuka raq ee gobolka sool ayaa waxaa uu sheegay in labada dhica uu soo gaaray khasaare aad u baahsan goob joogaha ayaa mar uu la hadlayey radio garowe waxaa kale oo uu sheegay in mar walb dagaal la filan karo xaaladaasna ay tahay xaalada khatar ah

23
Gudoomiyaha gobolka kar kaar oo baaq u diray shacabka puntland
Radio Garowe

Gudoomiyaha gobolka karkaar ayaa waxaa uu baaq u diray shacabka puntland waxaa uuna sheegay in mamulka somaliland meel looga soo jeesto dhanka kale waxaa uu sheegay in shacabka iyo dowladaba ay soo celiyaan gobolka sool

15
XILDHIBAAN KA TIRSAN PUNTLAND OO LAGU DILAY GAALKACYO
Radio Garowe

Rag ku hubeysan Bastoolado ayaa waxa ay rasaas ku boobeen xildhibaanka oo lagu magacaabi jiray C/xakiin Macalin Daahir, kaasi oo fadhiyay afaafka hore ee Hotel Classic oo ku yaalla Waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

15
Taliyihii Hore ee NISA oo Soo Jeediyay Talooyin ku Saabsan Ammaanka Magaalada Muqdisho.
Radio Garowe

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa soo jeediyay in wax ka badal lagu sameeyo Ammaanka Magaalada Muqdisho.

27
Wafti Ka Socda IOM oo Gaarey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Radio Garowe

Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Ahna Xarunta KMG Ah Koonfur Galbeed Soomalaiya Maanta Waxaa Gaaray Wefdi Ay Hoggaamineyso Madaxda Hay'adda IOM Ee Soomaaliya Mrs Iyen Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan IOM.

5
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday sharciga howlgabka iyo xaqsiinta ciidamada
Radio Garowe

Kulankii maanta ay yeesheen xildhibaanadda golha shacabka ayaa waxaa uu ahaa kulankoodii caadi ahaa ay yeelan jireen ayadoona ay ka doodeen hindise sharciyeedka howlgabka iyo xaqsiinta ciidamada kaasi oo maanta maray akhrintiisa Labaad.

2
odayaasha g/sanaag oo ku baaqay in nabad lagu soo dabaalo xaalada tuka raq
Radio Garowe

odayaasha iyo wax gaaradka gobolka sanaag ayaa waxaa ay labada dhinac ee puntland iyo somaliland ugu baaqeen in labada maamul ay kala qaadaan ciidamada

4
Caabudwaaq:Shir ku dhawaad 4 bilood socday oo la soo Xiray
Radio Garowe

Dagmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Ayaa lugu soo Gabagabeeyey shir in ka Badan 4 Bilood oga Socday odaayasha Golaha Gurtiga ee ka Kooban 25 Xubnood oo ahna kuwa ay ka GO,odo Talada waqooyiga Gobalka Galgaduud Waxaana magacaabay Xubanahan Guurtiga Caabbudwaaq madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka ah markuuu socdaaalka ku maraayay Gobalka Dalka Qaar

1
Gudiga difaaca puntland oo amaro soo saaray
Radio Garowe

Gudiga difaac dowlada puntland ayaa waxaa ay amar kala duwan kasoo saray xaalada deegaanka tuka raq ,

1
Barnaamijka falanqaynta raadiyaha(Dhegayso)
Radio Garowe

Barnaamijka falanqanta radiyaha waa barnaamij aad hameen walba ka dhagaysan kartaan radio garowe 89.5 cawa waxaa barnaamijka soo jeedin doona wariyaheena cawil cali jaamac

7
Roobab Dabaylo Watta oo Laga Cabsi qabo inay ku dhuftaan G-Bari Ee Puntland.
Radio Garowe

ararka laga helayo deegaano ka mida Puntland gaar ahaan deegaanada Xeebaha ah ayaa waxaa la sheegayaa in laga Cabsi qabo inay ku dhuftaan Roobab dabaylo watta oo duufaano ah kuwaasi oo gaysan kara dhimasho, Agaasimaha Hay,ada Masiibooyinka Hadma Ee Puntland Cabdilaahi Xaashi Cayrow ayaa xaqiijiyay Saadasha Cabsida la xiriirta inay jiraan Roobab duufaano watta oo ka dhici kara qaybo ka mida Gobolka Bari, Dhanka kale waxa uu ka warbixiyay inta ay Le,eg tahay khasaaraha ka dhashay Roobabkii dabaylaha watay ee dhawaan ka da,ay deegaano ka mida Gobolka Baru...

28
baracakayaal ku nool muqdisho oo xaaladooda laga dayr shay
Radio Garowe

magalada muqdisho ee gobolka banaadir ayaa waxaa soo food saartay roobab fatahado wata oo dadka iyo duunyadaba saamayn wayn ku yeeshay

6
Gudiga Gurmadka Fatahada B/wayne Ee Puntland oo Ka Hadlay Lacagaha ururinta
Radio Garowe

Gudiga qaabilsan Gurmadka Fatahaadda Baladwaye ayaa faahfaahin ka bixiyay meesha ay marayso hawlaha aruurinta Macawimada walalaha uu saameeyay Fatahaadda Wabiga shabeele,

2
xubno katir san bunsaa oo tababar loo soo xiray(Dhegayso)
Radio Garowe

dalada ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga hayn ee punsaa ayaa waxaa soo xirmay tababar oo socday mudo 2maalmood ah uu ururkaas u qabtay xubnahay ka tirsna ururka

16
dowlada somaliya oo deeqo gaarsiisay fatahaad uu wabiga ugaystay bardhere
Radio Garowe

Mas,uuliyiintii ka hadashey qeybinta raashinka gargaarka ah ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdulaahi Nuur Xasan oo ah Gudoomiyaha degmada Baardheere,Maxamed C/Raxmaan Matow oo ah Gudoomiyaha Beeraleyda Baardheere iyo Xubno kale dhamaantoodna waxay ku dheeraadeen ahmiyada gargaarka noocani oo kale uu u leeyahay dadka dhibaateysan ee wax yeelada ay ka soo gaartey Fatahaadaha webiga Jubba ee Mar Baardheere.

5
Madax waynaha khaatumo oo la hadlay warfidiyeenka (Dhegayso)
Radio Garowe

madax waynaha hada maamulka khaatumo cubdulle maxamed haybe caga lule oo war fidiyeenka kula hadlay magalada garoowe ee caasumada puntland ayaa waxaa uu sheegay in difaaca gobolka sool uu u yaal dowlada goboleedka puntland

50
Waxgaradka Gobalka Nugaal oo soo dhaweeyey Go,aankii shalay Kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.
Radio Garowe

Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Gobalka Nugaal oo maantay soo booqday Radio Garoowe ayaa taageeray go,aankii shalay ay soo saareen Golaha Xukuumadda Puntland.

32
Degmada Baargaal ee Gobalka oo go,doon ku jirta.
Radio Garowe

Roobab ka da,ay qaybo kamid ah gobalada Gardafuu iyo Bari ayaa sababay inay istaagaan isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga degmada Baargaal iyo Boosaaso. Roobab mahiigaan ah oo da,ay 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa jaray wadooyinkii ay gawaaridu u soo mari jirtay degmada Baargaal.

15
Robabkii Xalay illaa Saaka Ka Da'ayey Magalada Casimadda Ah Ee Muqdisho oo yeeshay Saameyn ballaaran
Radio Garowe

Guddoomiyaha Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir Oo Ay Wehliyeen Xubno Ka Tirsan Maamulka Sida Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Hodan Ayaa Waxa Ay Wadeen dadaallo Ay Ku Doonayaan In Ay Ugu Gurmadaan Dadkaasi Ay Roobabku Saameeyeen.

4
loading...